LATEST ARTICLES

Weearar yahanada hirshabelle oo diidy in ay guul darro qaataan iyo difaacyadooda oo arrin...

Kadib markii xulka Hirshabelle ay ciyaar aad u adag ay layeesheen xulka ka socda Puntland ayaa waxa ay gaashaan ka u daruureen in ay...

Maxaa biis Somali ah oo dalka lagu soo celiyay iyo Xabsi kale oo hor...

Maxaabistan oo tiradooda gaareysay todobo dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka,. Waxaana  Garoonka diyaaradaha  Aadan Cadde ku...

Xog hadda Soo dhacday Gudoomiye Taabit iyo Xildhibaanada B/Mudulood oo kulmay maxaa laga...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay kulan casho ah la qaatay Xildhibaanada iyo Senator ka soo jeeda Beesha Muddulood,...

Halis aadan ogeyn oo ku hoos qarsoon hilibka la cuno & Digniino Culus oo...

Isbitaallada Yurub iyo Mareykanka waxaa buux dhaafiyay kumanaan qof oo doonaya iney ka go’aan balwada sigaarka oo keenta cudurro badan oo khatar ah, laakiin...

Mareykanka oo bilaabay xeelad Cusub ay kula dagaalamayaan Shabaab

Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay waxbadan ka bedeleyso hanaanka ay duqeymaha ku fuliyaan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee bartilmaameysta Saldhigyada maleeshiyaadka al-Shabaab. Dowladu...

Meydka Wariye Maxamed Ibraahim Gaabow Oo Lagu Aasay Muqdisho.

Maanta ayaa waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Qabuuraha Barakaad lagu Aasay Allaha u Naxariistee Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo ka mid ahaa Wariyaasha Tv-ga...

Wariye lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Maxamed Ibrahim Gaabow ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho ,waxaana dilkiisa loo adeegsaday Miinada lagu xiro gaadiidka ,waxaana Wararku ay sheegayaan in gaarigiisa Miino lagu...

Galmudug oo Guul darro kala kulantay Ciyaartii ay la yeelatay Xulka Banaadir

Ciyaar xiiso badan oo ka dhacday Garoonka kubadda Cagta ee Banaadir ayaa waxaa ay dhexmartay Xulka ka matalayay Maamulka Galmudug iyo Sidoo kale Xulka...

Gaari looga shakiyay walxa qarxa oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ee Gobalka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay gaari looga shakiyay in ay saran yihiin walxa qarxa ,kaas oo lagu qabtay Kontaroolka laga...

War Cabsi leh: Miinooyin lagu aasay Garoonka Koonis oo la soo saaray.

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Garoonka kubadda Cagta ee Banaadir laga soo saaray Miinooyin lagu aasay Albaabka hore ee laga galo...