SHARE

Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA  oo aan warkan ka soo xiganay ayaa qortay inay Maxkamadda Milan ku heshay  Cismaan Maxamuud inuu 2 nin oo ka mid ah Tahriibayaasha uu ku daldalay gudaha dalka Libya.

Maxkamadda Magaalladda Milan ee dalka Talyaaniga ayaa Sidoo kale  sheegtay in Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud la ogaaday inuu dalka Libya ku soo dilay  ugu yaraan 13 qof, oo aysan tirada ahayn 4 qof, sida ay Maxkamadda horey u shaacisay.

20 jirkan ayaa sidoo kale lagu eedeynayaa in uu kufsi u geystay Gabdho Somaaliyeed oo aad u da’yar,kuwaas oo tahriib ahaan ku marayay Dalka Liibiya.

LEAVE A REPLY