SHARE

Qaar kamid ah Wariyaasha ka howl gala Magaalada Jowjar ayaa na soo gaar siiyay xog tilmaameysa in uu jiro Nin Sheegta in uu Wariye,kaas oo dhibaato ku haya bahda Wariyaasha ee ka howlgasha Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobalka Shabeelada hoose.

Inkastoo aan Magaca Ninkan aan qeybta labaad ku soo daabici doono ayaa hadana Wariyaasha waxa ay soo sheegayaan in uu dabal dhanka basaas-ka ah uu ku hayo Wariyaasha,islamarkaana uu xogo been abuur ah oo ku aadan qaar kamid ah Wariyaasha uu u gudbiyo Maamulka Magaalada Jowhar.

Dhowr jeer ayaa dhacday in Ninkan uu xabsi u qal-qaaliyay qaar kamid ah Wariyaasha ,isagoo markaas Maamulka Degmada u Sheegay in Wariyaashan ay warar been ah ka shegeen Maamulka Gobalka iyo kan Degmada ,sidaasna ay Wariyaasha ku muteysteen Xadhig.

Hadaba Magaca Ninkan Sheegta in uu yahay Wariye ay hadana qaati ka taagan yihiin Wariyaasha Magaalada Jowhar ,dhawaan filo Magaciisa oo Sedaxan iyo Shaqada uu u qabto Maamulka Degmada iyo lacagta lagu siiyo in uu Wariyaasha xadhigooda uu ka shaqeeyo.

LEAVE A REPLY