SHARE

Maamulka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo lagula dagalami doono Xarakada Al-Shabaab kaas oo dhawaan ka bilaabanaya tulooyinka hoostaga

Gudoomiye Geeldoox ayaa waxa uu tilmamay in markii ay Ciidamada ay isku dayaan in ay weeraro ku qaadaan fariisimaha Shabaab  ay isticmaali jireen in ay ku soo furan biyaha Webiga hadana Webiga biyihiisii  uu guray taasine ay suurtagal u noqon doonto in ay bilaabaan wejiga labaad ee howlgalka.

Saraakiisha Ciidanka ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka faa ideysan doonaan Fursadda ah Wabiyaga Shabelle oo biiyahiisa ay gureen taasna waxa ay suuragalineysaa in Ciidamada Dowladda ay u saamixi doonto in ay la wareegeen Saldhigyada Al Shabaab ay ku leeyihiin Gobalka Shabeelada dhaxe.

LEAVE A REPLY