SHARE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo maanta tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka kala hadlay sidii loo dar dar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayay dhaqaalihii uu Mareykanka ka jaray Ciidamada ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay wax u qabato ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY