SHARE

Beesha Hubeer ayaa Nabadoon Cusub shalay ku Caleemo saaratay degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Nabadoon Sheekh Axmed Gaambi ayaana loo Caleemo saaray shalay Nabadoonka Guud ee Beeshaasi Hubeer.

Waxgaradka Beesha Hubeer ayaa soo dhaweeyay Caleemo saarka Nabadoonka Beesha Hubeer Sheekh Axmed Gaambi oo ay sheegeen in uu isku darsaday Aqoon iyo waayo aragnimo.

Caleemo saarka Nabadoon Sheekh Axmed Gaambi ayaa ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka Hakaaw ee duleedka degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

LEAVE A REPLY