SHARE

Shalay ayey aheed markii Warsaxaafadeed ay soo saartay shirkada Dp World oo maalmihii u dambeeyay shir kula jirtay wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire, Maareeyaha Dekada iyo Masuul ka tirsan Dowlada Itoobiya lagu kala saxeexday heshiis ku aadan saami qeybsiga dakhliga Kasoo xaroodo Dekada Magaalada Barbara.

Hashiiskaas ayaa waxaa ka hortimid Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya.

Halkaan ka Akhriso Warsaxaafadeed Dowlada Soomaaliya ka soo baxay.

Hoos ku dhafo si aad u aqrisato Bayaanka Dowladda Soomaaliya.

Dekedda Berbera SoomaaliDekedda Berbera Soomaali

LEAVE A REPLY