SHARE

Warar goordhow na soo gaaraya ayaa Sheegaya in Al Shabaab ay la wareegeen Magaalada Balcad ee Gobalka Shabeelada hoose ,waana Magaalo ay ka arrimayaan Maamulka Hirshabelle.

Dadka qaar ayaa Magaalada ka cararay Sida ay inoo xaqiijiyeen Wariyaal ku sugan Magaalada Balcad ,kuwaas oo Magaalada ka soo cararay ,kadib Markii Shabaab ay Magaaladaas soo galeen.

Wararka aan heleyno ayaa Sheegaya in 9 Hoomey oo ay saarnaayeen Askar karirsan Shabaab in ay gudaha u soo galeen Magaalada ,xaaladda Magaalada ayaa hadda Jahaweerar ku jirta.

Waxii ku soo kordha nala soco

LEAVE A REPLY