SHARE

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya ayaa ka socota Xarunta Baarlamaanka Somaliya, iyadoo goor dhaw la filaayo in doorashada ay bilaabato.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa intooda badan ku xaadiray Xarunta Golaha, halka qaar kale oo dhiman la sugaayo, waxaana la filayaa in doorashada ay bilaabato goor dhaw.

Magacyadda Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

1- Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe

2- Xildhibaan Shariif Sheekhunaa Maye

3- Xildhibaan Idris Cabdi Dhaqtar

4- Xildhibaan Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan

5- Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla

6- Xildhibaan Maxamud Macalin Yaxye

7-Xildhibaan Iimaan C/laahi Nuur.

8- Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow

9- Xildhibaan Cali Sheekh Nuur

10- Xildhibaan C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen

11- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

LEAVE A REPLY