SHARE

Waaberigii hore ee saakayto oo Isniin ah waxa uu qarax ka dfhacay meel ku dhow Dhismaha Hay’adda Sirdoonka dalkaasi oo ku taalla xaafadda Shashdarak  ee  magaalladda Kaabul.

Qaraxaasi ayaa la sheegay xilli ay dadka u kallahayeen shaqooyinkooda, mana kala cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxaasi.

Qaraxan maanta ka dhacay Kaabul ayaa yimid hal isbuuc kadib, markii ay 60 qof ku geeriyootay qarax ka dhacay goob laga codeeyo oo ku taalla Galbeedka Kaabul.

LEAVE A REPLY