SHARE

Mudanayaal ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay soo saareen qoraal ku saabsan baaq nabadeed ee colaada Gobolka Sool iyo beeninta warar horay looga faafiyey.

Qoraalkooda ayaa ugu horeyn ku sheegeen in aan waxba ka jirin qoraal horay Baraha bulshada loogu faafiyey oo lagu sheegay in loogu jawaabayey xildhibaanada kas oo jeeda deegaanada ay colaadu ka taagan tahay ee Gobolka Sool.

Sidoo kale Xildhibaanada labada Aqal ayaa waxa ay ku baaqeen in colaadaas xal buuxa laga gaaro.

LEAVE A REPLY