SHARE

Xog’yaha guud ee Ururka Suxufiyiinta qaranka Somaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibrahim Ma’allimow ayaa ku guuleystay in Ururka NUSOJ uu ku soo celiyo gacanta Saxda ah ee Maamusha Ururka Suxufiyiinta qaranka Somaliyeed ee NUSOJ.

Waxaa jira Nin doonayay in uu rurukan uu xoog ku heysto  islamarkaana uu si Privet-ah uu ugu shaqeysto ,waxaana la xaqiijiyay in dad badan uu geeyay Wadamo Yurub katirsan oo ay kamid yihiin Jarmalka ,Swedan Norwey iyo Dalka Engriis-ka kuwaas oo dhammaantoot ku baxa Magacyo been abuur ah oo lagu sheegay in ay Wariyaal yihiin.

Liis -ka ay heshay Jowharfm ayaa waxaa ku qornaa Magacyada Sedaxan ee dadkan uu Ninkaas ku qaraabta Magaca NUSOJ uu ku qaaday ,waxaana dadkaas ay isugu jiraan Rag iyo Dumar,waxaan kaloo ay Jowharfm heshay lacagaha laga qaatay dadkaas iyo Sida ay kuwada xiriireen.

Isku soo wada duubo Xog’haya rasmiga ah ee Ururka Suxufiyiinta qaranka Somaliyeed Maxamed Ibrahim Nuur Macallimow uu ku guuleystay in Ninkaas uu guud ahaanba u diido dhaqamadii foosha xumaa ee qayaanada ahaa ee uu u geysan jiray Wariyaasha Somaliyeed.

LEAVE A REPLY