SHARE

Masuuliyiin katirsan Telefishanka Caanka ah ee Somnews Tv ayaa i noo xaqiijiyay in Somaliland ay Xayiraadii ka qaaday Telefishanka Madaxa banaan ee Somnews Tv oo siweyn looga daawado Caalamka.

Muddo kabadan 10 Maalmood ayey Xayiraad saarneyd Tv Somnews tv laakiin wadahadal kadib waxaa Mamulka Somali News ay ku guuleysteen in Xayiraadii laga qaado Tv.

Hoos ka akhriso Wareegtada Xayiraadda looga qaaday

LEAVE A REPLY