SHARE

War qoraal ah oo ka soo baxay Boqorka dalka Baxreyn ayaa hambalyo ku aadan maalmaha xuriyadda loogu diray Shacabka Soomaaliyeed.

Boqor Xamad Bin Ciise Aala-Khaliifa ayaa warqad u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo wuxuuna ugu hambalyeeyay maalmaha Xuriyadda ee Soomaaliya, wuxuu sidoo kale dadka Soomaaliyeed u rajeeyay Horomar iyo Barwaaqo.

Dhankale Ra`iisul Wasaaraha dalkaasi ayaa asagane si la mid ah wuxuu hambalyo u diray dhigiisa Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ugu hambalyeed dabaal daga Shacabka iyo dowladaba ay igu jiraan maalmaha Xoriyadda.

LEAVE A REPLY