SHARE

 

Waxaan Baraha Bulshada aan ku argnay Sawirkan iyo Qoraallo kala duwan oo ay dad ka siyaabo kala duwan ay ugu faaloonayeen ,Somalida qaar ayaa aragtiyadooda cabira marka ay timaado arrimo noocaan oo kala ah .

Sawirkan Waa Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha ,laakiin hadda Ra’isul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre uu u Magacaabay Wasaaradda arrimaha diinta iyo ,waxaana qoraalada ay soo qorayeen dadka baraha Bulshada Isticmaalayaa waxaa kamid ahaa in Wasiirkan sidan u lebisan iyo go’aanka loogu doortay in uu noqdo Wasiirka arrimaha Diinta.

Aragtidan oo ah mid ka madaxbanaan Jowharfm ayaa hadana waxa ay noqotay midda ugu hadalheynta badneyd Baraha Bulshada gaar ahaan Facebooka.

LEAVE A REPLY