War Deg Deg ah Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho halka uu...

War Deg Deg ah Qarax weyn oo ka dhacay Muqdisho halka uu ka dhacay Aqriso

328
0
SHARE

Meel u dhow Xaruunta laga bixiyo Baasaboorada Somalia ee u dhow Isgoyska Shaqaalaha ee Muqdisho ,waxaana Dhaceysa Rasaas xooggan ,walina lama xaqiijin Meesha uu sida Rasmiga ah ugu dhacay

Waxaan Idiin soo gudbin doonaa Faa faahino Rasmi ah walina waxaan kuguda jirnay Xogta Rasmiga ah

LEAVE A REPLY