SHARE

Waxaa goor dhow aan idiin soo daabi doonaa Magaca Shaqsi nala soo xiriiray Magaciisa oo Sedaxan Cidda uu hadda u shaqeeya ,iyo Musuq maasuq uu dhawaan ku sameeyay Wiil yar oo xanuunsan oo ay lacago u soo uruuriyeen dad Somaliyeed.

Waxaan soo gudbin doonaa Macluumaadka Saxda ah ee Ninkan iyo lacagihii lagu eedeeyay in uu ka cunay wiilkaas yar oo isagoo xanuunsan ay lacago u soo uruuriyeen dad Somaliyeed oo qurba joog ah .

Lacagta ugu badan ayaa Ninkan lagu eedeeyay in uu qaatay imise ayey aheyd lacagta uu qaatay ,iyo Sababo taa tiko ah oo uu ku qaatay lacagtaas.

LEAVE A REPLY