SHARE

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia ee NUSON ee uu xog’hayaha guud ka yahay Maxamed Ibrahim Macallimow Sidoo kalana uu Gudoomiye ka yahay Maahir Jaamac Aadan ayaa ku guuleystay in intabadan ay Wariyaasha Somaliyeed Xubno buuxa ka noqdaan Ururka ay leeyihiin Suxufiyiinta Somaliyeed.

Markii hore Ururkan waxaa uu Jeebka ugu jiray hal nin kaas oo sida uu doono ka yeelanayay lkn hadda ayuu Ururka noqday mid ay leeyihiin Dhammaan Suxufiyiinta Somaliyeed kadib Markii hogaanka Ururkan ay qabteen Laba Nin oo si Daacad ah ugu adeegaya Suxufiyiinta Somaliyeed,

 

LEAVE A REPLY