SHARE

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas Abuu Maazim oo kudbad ka jeedinayay Xaruunta Golaha ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhaxeysa ayaa Khudbadiisa waxaa uu inta badan uu ugu hadlay Srael iyo Mareykanka

Waxaana uu Madaxweynaha Sheegay in Srael ay dooneyso in ay iibsato Caasimadda Falastiin ee Magaalada Yeruusaalem,waxaana uu hoosta ka xariiqay in Caasimadda Falastiin aysan aheyn iib Srael-na ay riyo ku jirto.

Maxamuud Cabaas Abuu Maazim ayaa waxaa uu bilaabay in uu Ciwaankiisa uu ku soo qoro Sida tan “  Yeruusaalem Iib ma ahan”,waxaana Sharciga Srael uu ku sheegay in uu yahay Sharci Cunsuri ah.

“Sharcigani wuxuu si toos ah u horseedi doonaa abuurista midab-takoor wuxuuna xaalad adag uu ku tilmaamay Xallinta labada dal mar uu khudbad ka jeedinayay Shirkii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada midoobay.

LEAVE A REPLY