SHARE
German Chancellor Angela Merkel and Turkish President Tayyip Erdogan address a news conference at the chancellery in Berlin, Germany, September 28, 2018. REUTERS/Fabrizio Bensch

Jarmalka, Turkiga, Ruushka iyo Faransiiska ayaa qaban doona kulan ku saabsan xaaladda Suuriya ee gobolka Idlib bishii October.

Madaxweynaha Jarmalka Angela Merkel ayaa Jimcihii sheegay in ay ka wada hadleen qorshaha kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, waxayna ku heshiiyeen wadahadalada afarta dhinac ah.

Urdogaan Madaxweynaha Wadanka Turkiga ayaa Booqasho ku tagay Dalka Germalka waxaana qorshihiisu uu ahaa in Madaxweynaha jarmalka uu kala hadlo Xaaladda Dalka Siiriya gaar ahaan Gobalka Idlib ,waxaana uu Ordugaan uu diiradda saarayaa Xaaladda Gobalkaas.

Berlin iyo Ankara, iyaga oo ka hadlaya arrimo kala duwan oo sanado ah, dhowaan lagu dhawaaqay hadaladooda, waxay muujinayaan waji cusub ee xiriirka diblomaasiyadeed.

Baarliin iyo Ankara ayaa waxaa uu u bilowday xiriir cusub oo dhanka diblomaasiyeed ,waxaana ay si toos ay ugu wada hadlaayaan arrimo badan oo ay ugu horeyso Xaaladda Dalka Siriya gaar ahaan Gobalka Idlib

Waxaa dhicidoona kulan ay isugu imaanayaan Raashka Germalka, Farasiiska iyo Turkiga wuxuuna Shirkaas dhici doonaa Bisha Oktobar

Madaxweynaha Wadanka Turrkiga oo ka hadlayey shir jaraa’id ka dib kulanka, Merkel ayaa Erdogan waxa uu ku nuuxnuuxsaday muhiimada ay leedahay ilaalinta iyo kor u qaadida xiriirka Turkiga iyo Jarmalka.

Madaxweynaha Wadanka Germalka iyo Turkiga ayaa ku kala duwanaa aragtida ay ka aaminsanyihiin Dagaalka ka socda Dalka Siiriya laakiin hadda waxaa Muuqaneysa in Madaxweynaha Germalka iyo SIdoo kale kan turkiga ay aad isugu soo dhawaanayana ,waxaana la filayaa in kulamo gaar ah ay ka yeelan doonaan Xaaladda Gobalk Idlib ee uu Turkiga xoogga saarayo.

Madaxweynaha Turkiga Shirkii Jara’id uu qabtay waxaa kamuuqday in uu hadda ku kalsoonyahay Siyaasadda Dalka Jarmalka wuxuuna Xaqiijiyay in ay hormarin doonaan si wada jir ah Xiriirka Diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya Turkiga iyo Sidoo kale Dalka Germalka.

Booqashadan uu Madaxweynaha Turkiga Turkiga uu ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa ay ku soo beegmeysaa xilli Xukumadda Mooskow ay Hub casri ah ugu deeqday Dowladda Siiriya ,taas oo Ay Xukumadda Moosko ay ku sheegtay in Siiriya ay ku difaacaneyso hawadeeda,Dowladaha ku loolamaya Siiriya ayaana walaac ka muujiyay arrintaas.

LEAVE A REPLY