In ka badan 100 Soomaali ah oo Laga Soo Musaafurinayo dalka Maraykanka

Mid ka mid ah Dadkaasi oo la hadlay Qareenkiisa ayaa sheegay inay isaga iyo in ka badan 100 qof oo Somali ku xiran yihiin...

Muqtaar Roobow oo awaamiir dul-dhigay Wariyaasha ku nool koonfur Galbeed

Wadaadka Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay wxa uu kula kulmay Wariyaasha ka howlgala Magaaladaas. Kulanka ayaa ahaa...

Madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdala Saalax oo La dilay

Idaacadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa baahiyey in Madaxweynihii hore ee Yemen, Cali Cabdalla Salax lagu dilay magaalladda Sanca. Sidoo kale,...

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!

Magaalada Jowhar oo laga helo Geed dawo u ah Bidaarta, Cilmi baaris run ah.

War ay farxad iyo fursad ay ugu jiraan umadda Somaaliyeed gaar ahaan Shacabka reer Jowhar ayaa waxaa ka dhawaajiyay Ururuka Dhaqaatiirta ku taqa-sustay Xanuunka...

20 Jir Somali ah oo lagu eedeeyay in kufsi iyo dil u geystay tahriibayaasha...

Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA  oo aan warkan ka soo xiganay ayaa qortay inay Maxkamadda Milan ku heshay  Cismaan Maxamuud inuu 2 nin oo...

Maxey tahay Sababta uu Abuu mansuur u booqday Saldhigyada Ciidan ee Koonfur galbeed.

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dhowaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa 24-kii saac ee ugu dambeysay wuxuu kormeer ku...

Yaab badanaa!!! Nin watay Jalbaab oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa gacanta ay ku soo dhigeen nin watay Jalbaab,kaas oo la tilmaamay in isagoo wata Dharka ay caanka...

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Askar ka baxsatay Jubbaland,kuna biirtay Al-Shabaab.

War lagu faafiyay baraha taageera Al-Shabaab ayaa lagu arkay Laba Askari oo wata Tuutaha Ciidanka Dowladda ,waxaana War qoraal ah oo ay soo dhigeen...

Maxey tahay Sababta Hogaamiye Awaare uu u Magacaabi waayay Wasaaradda Haweenka?

Dhawaan ayey aheyd Markii hogaamiyaha Maamulka Hirshabelle oo ku dhawaaqay Golo Wasiiro oo ka kooban 57 Wasiir,hadana waxaa Wasaarada-haas aan ka dhex muuqan Wasaaradda...