Askar lagu dilay Muqdisho

Dabley hubaysan ayaa goor dhaw askar ka tirsan ciidamada dowladda waxa ay ku dileen xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid. Rag hubaysan ayaa toogtay laba...

Sawirro: Rag Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidanka DFS Ee J/hoose

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose waxay kusoo bandhigeen Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab iyo sidoo kale askari...

Ciidamada Dowlada oo Darawal Mooto Bajaaj ku dilay Muqdisho

Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa Xasilinta loo yaqaano ayaa goor dhow Darawal Mooto Bajaaj ku dilay bar koontarool oo ku taala halka loo...

Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Ka Qayb Qaadana Dagaalka Tukaraq+Sawirro

Weli waxa xiisado dagaal ay ka taagan yihiin deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo ay isku hor-fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland,horayna dhowr...

Madaxwene Farmaajo Oo Sheegay In Al Shabaab Iyo Daacish Sameysteen Odayaal Dhaqameed U Gaar...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Maanta dalka uu ku jiro xilligii la raadin lahaa xurnimo si looga hortago Al-Shabaab iyo Daacish,oo...

Hoggaamiyayaal Carbeed Oo Hambalyadda 1-Da Luulyo U Soo Diray Madaxda Qaranka Somalia

Amiirka dalka  Qatar,  Sheekh Tamiim Bin Xamaad Al-thaani iyo Ku-xigeenkiisa, Amiir Sheekh C/llaahi Bin Xmaad Al-thaani waxay Khadka Telefoonka kula soo xirireen Madaxweynaha DFS,...

Kooxaha Somalida Ee ka Dhisan Kampala Tartan isboorti u Furmi Doono

Dhawaan magaadda Kampala ee wadanka Uganda waxaa ka furmi doona tartan kubadda cagta ah oo u dhaxeeya caasimadaha 18-ka gobal ee Somalia. Xildhibaan Mustaf Shiikh...

ARIMAHA SHIDAALKA QORAXEY. Maqaal

Xili ay dadka Soomaaliyeed aad u hadal hayaan sii deynta Qalbi-dhagax ayaa lagu soo beegay furitaanka Ceeelasha Gaaska dabiiciga ah iyo Saliida eek u...

Ururka Midowga Afrika oo shir ugu furmay dalka Murataaniya iyo Wufuud ka socota Soomaaliya...

Wasiiru Dowlah Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa ka qeybgalay kulanka caadiga ah oo ay yeelanayaan Golaha...

Dowlada Baxreyn oo Soomaaliya ugu hambalyeysay maalmaha Xuriyadda

War qoraal ah oo ka soo baxay Boqorka dalka Baxreyn ayaa hambalyo ku aadan maalmaha xuriyadda loogu diray Shacabka Soomaaliyeed. Boqor Xamad Bin Ciise Aala-Khaliifa...