Dowladda Iran ayaa soo gaba gabeysay Aaskii loo sameynayay dad kii ku geeriyooday Weerar...

Dad badan oo reer Iran ah iyo masuuliyiin dawladeed ayaa ka qeyb qaadanaya xaflad loo soo gaba gabeynayo dhibanayaasha weerarkii argagixisada Sabtidii ka dhacay...

Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi

Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee dalka Maldives, Ibrahim Mohamed Solih,ayaa ku guuleystay natiijada tartankii doorashooyinka madaxtinimo ee ka dhacay dalkaasi ,tasoo la yaab ku noqotay...

Srael oo falastiiniyiinta u qabatay muddo 8 Maalmood ah u qabatay in ay uga...

Xukumadda Sahyuuniyadda Yahuudda ayaa dad ka Shacabka ah ee Falastiiniyiinta usheegtay in Xaafadda Bedouin eek u taala Galbeedka  ay ugu guuraan muddo Sedeed Maalmood...

Dowladda raashka oo ka warbixisay diyaaradi malatari Ee loogaga So riday gudaha siiriya

l Ruushka ayaa diyaar u ah inuu soo saarto warbixin ku saabsan duruufaha keenay sababaha la xiriira hoos u dhac ku yimid diyaaradahii ilaalada Il-20...

Iiraan oo ka hadashay Weerar kii Shalay lagu galay Barxad uu gaar dis ka...

Hogaayiha ruuxiga ah ee dalka Iiran, Ayatollah Khamenei ayaakahadlay Weeararkii Shalay lagu qaaday Ciidamada kacaanka Iiraan oo sameynayay ama ka qeyb qaadanayay Munaasabad Sanad...

War hadda soo dhacay oo faa faahinaya Afduubkii Shaqaalihii saarnaa Markabka.

War a baahisay  Golobal News ayaa lagu Sheegay in kooxo la sheegay in ay Burcadbadeed yihiin ay qafaasheen  Shaqaale Saarnaa Markab sida lagu daabay...

Dagaalka iyo Isku dhacyada ka socda Dalka Liibiya oo Sababay Dhimasha 96 Qof.

Dagaalka ka socoda Dalka Liibiya ee u dhaxeeyay Maleeshiyaadka iyo Dowladda Dalka Liibiya ayaa lagu soo waramayaa in uu Sabab u noqday Dhimasha 96...

Weerar lagu qaaday Iiraan oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac.

Wararka ka imaanaya Dalka Iiraan ayaa Sheegaya in Rag Hubeysan oo aan wali heybtooda lagaran islamarkaana ku lebisan dareeska Ciidamada ay weearar ku soo...

Nin Somali ah oo Sarqaansan oo dhaawac ugeystay dad kalaab ku jiray.

Ninkan ayaa lagu eedeeyay in uu isku dayay dil kadib markii uu gaarigiisa si xowli ah ugu dhexkaxeeyay Goob lagu caweeyo oo ay dadku...

Go’aanka uu qaatay Hogaamiyaha Hirshabelle muxuu ka dhigan yahay ?.

Dhawaan ayaa Madaxda Maamul Gobaledyada waxaa ay ku dhawaaqeen in ay gabi ahaanba xiriirkii u jareen Dowladda Dhaxe ee Somalia ,laakiin maalmo kadib hogaamiyaha...