Xukuumadda Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furtay Shirka Madashada Sanadlaha

Madashada Maamulka Guud ee Hey’adaha Dowlada oo sanadla ah ayaa waxaa looga gonleeyahay isku xerka Hey’adaha kala duwan ee Heer Federal iyo Heer Dowlad...

Xoola dhaqato lagu dilay Degaanka Ballanballe ee Gobalka Gaduud.

Dad Goob joogayaal ah oo lahadlay Jowhar Fm ayaa sheegay in kooxo hubeysan ay dileen dad xoola –ley ah ,ku waas oo ku sugnaa...

Fadeexadii Hirshabelle oo socota iyo Wasiirkii Sedaxaad oo is casilay.

Yuusuf Cali Cilmi oo ahaa Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ayaa Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu u magacaabay hogaamiyaha Hirshabelle,waxaana...

Ceebey tacaal Gudoomiyaha Barlamanka Hirshabelle oo lagu dhagan yahay.

Sheekh Cusmaan Barre Maxamed Gudoomiyaha Barlamanka Hirshabelle ayaa la soo sheegaya in ay fadeexad ay ka soo gaartay magacaabista Golaha Wasiirada ee Maamulka Hirshabelle...

Qormo aan ugu magacdarnay Sal fudeedku ma waaro!!

Qof walba oo maqla Sheeko maad ah shaki la,aan inu madaxa lulayo ugu yaraan, ma aqaan tilmaan gaar ah ama mid guud oo aan...

Hogaamiyaha Hirshabelle oo Caruur yar yar u Magacaabay in ay Wasiirro noqdaan.

Hogaamiyaha qurba joogta ah ee hadda haya talada Maamulka Hirshabelle ayaa Sameeyay Cadaalad darro aan wali horay looga arag Maamuladii soo maray Jowhar xitaa...

Hogaamiyaha Hirshabelle oo fadeexad la kulmaya iyo Wasiirkii labaad ee is casilay

Wariyaasha Magaalada Jowhar ayaa soo sheegaya in xiisad aad u kacsan laga dareemayo Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobalka Shabelada dhaxe ,waxaana fashil xooggan uu...

War hadda Soo dhacay Gudoomiyaha Gobalka hiiraan oo la weeraray.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegaayn in Goordhow Wadada loo galay Gawaari uu la socday gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte...

Wax ka ogow Qodobada ay ku hishiiyeen Ahlu sunna iyo Galmudug.

Sida uu sheegay Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) waxay Galmudug iyo Ahlu Sunna ay is faham ka gaareen wada hadalada uga...

Maxkamad ku taala dalka Kenya oo xukuntay wiil Somali ah

Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku ridday muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/raxmaan Cabdi...