Duqa Muqdisho oo ka hadlay Kulanka Amniga Gobolka Banaadir

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Ay Dileen Saraakiil Ka Tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku dilay Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Al-shabaab ka dib howlgal ka dhacay Tuulooyin hoos yimaada Gobolka...

Al-Shabaab Oo Burburiyay Anteenadii Shirkadda Safaricom M/Mandheera.

Wararka ka imaanaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dablay la tuhunsan yahay inay ka tirsan Al-Shabab ay weerar ku qaadeen baro ay...

Daawo Muuqaalka Siyaarada Sheekh Muxyiddiin Celi oo lagu dhigay Dalka Holland.

Magaalada Oss ee Dalka Holland waxaa lagu qabtay Siyaarada Sheekh Muxyidiin Cali waxaana ka qeyb galay Culima'udiin farabadan. Siyaaradan ayaa Sidoo kale waxaa ka soo...

Xukuumadda Soomaaliya Oo War Ka Soo Saartay Biyo La’aanta Ka Jirta Dalka

Dowlada Somalia ayaa sheegtey in xaalad adag oo biyo yari ahi ay ka jirto magaalooyinka qaarkood iyo dhulka baadiyaha ah, ayna ku talo jirto...

Wadayaasha Bajaaj-leyda Muqdisho oo dowladda Somalia ka dalbaday in Sharciga la mariyo Gacan ku...

Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay Banaanbax looga soo hor-jeedo dil Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya xalay...

Askari si bareer ah Muqdisho ugu toogtay nin watay Mooto Bajaaj.

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa Barkontorool oo ku taalla wadada shaqaalaha ayaa xalay si bareer cad ah u toogtay...

Faah Faahin Dil Saakay Ka Dhacay Degmada Hurwaa Ee G/Banaadir

Arroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa kooxo dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa bustoolado waxa ay shaqsi ku dileen Xaafada Ex koontorool Balcad ee degmada...

Calaf Weeyi Guure, Caashaqa Ha Ku Daalin

Way fududahay in wajiga laga biiyo ilmada, hase ahaate waxa aad u adag sidii qalbiga looga bin lahaa xanuunka soo gaadha. Jacaylku waawax qof...

Ciidamada AMISOM Oo lagu Wareejiyay Mid Ka Mid ah Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn.

Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamada AMISOM ee ka howlgalaya Soomaaliya ku wareejisay diyaaradaha waxbasaasa ee aan duuliyaha lahayn. Munaasibad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa Martin Dale, oo...