Maxa kasoo baxay Kulan-kii ay wada qaateen Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur iyo Xildhibaanada taageersan.

Kulan deg deg ah ayaa goor dhaw u soo dhamaaday Xildhibaano katirsan labada golle ee baarlamaanka Soomaaliya & Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo dhawaan...

Xog Sababta ay u baaqatay Dhageysiga kiis-kii Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ee Maxkamadda...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ay u yeertay inuu maanta hortago ayaa ka baaqsaday inuu kasoo hor muuqdo. Warar ku dhowdhow...

War hadda Soo dhacay Golahii Wasiirada ee Hirshabelle oo helay Codka Kalsoonida ee Barlamanka...

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta kulan ku lahaa Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa goor-dhaw codka kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Waare. Xildhibaano gaaraya...

Maamulka Hishabelle iyo Ahlu sunna oo isku Khilaafsan arrin halisteeda leh .

Kadib khilaaf sababay gacan ka hadal oo muddo sanado ah soo jiitamayay waxaa dhowaan heshiis rasmi ah kala saxiixday Ahlu Sunna iyo Maamulka Galmudug,...

Hogaamiye Waare Maanta muxuu kala kulmi doonaa Barlamnaka Hirshabelle Xog Cusub.

Maanta ayaa la filayaa in Hogaamiyaha  Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare uu Golihiisa Wasiirada Cusub uu baarlamaanka horgeeyo kadib markii shalay uu ka baaqsaday. Shalay...

Maxey tahay Sababta Maxkamadda Racfaanka ay dib ugu fureyso Kiis-kii Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir aya dib u fureysa dacwada kiiskii loo heystay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo 21,kii Bishaan ay fasaxday Maxkamada Gobolka...

Qalab Cusub oo lagu Saaro Jinka oo la soo saaray iyo dadka Jin-ka qaba...

Shirkad laga leeyahay dalka Thailand ayaa shaacisay, qalab cusub oo ay ku doodayso inuu jinka ka saarayo guryaha, waxaanay shirkadu qalabkeedan cusub ku soo...

Daawo Video: Arrin layaab Leh laba nin oo muddo kabadan 55 Sano Saaxib ahaa...

Laba Nin oo in mudda ah Saaxib wada ahaa ayaa la soo sheegayaa in ay walaalo Noqdeen arrintan oo noqotay mid fajac iyo amakaak...

SAWIRRO: Layaabka aduunka Boqor dhintay oo loo sameeyay Askar waardiya ah oo qabriga lala...

Dalka Shiinaha ayaa laga helay qabri ama god aad u weyn oo lagu keediyay ilaa 8-kun oo sanam oo loo ekeesiiyay askari waardiye u...

Xildhibaanada Hirshabelle oo Mushaar la’aan ka cabanaya iyo Shuruud adag oo lagu xidhay Asaxinta...

Hogaamiyaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeynkiisa ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah oo ka socda magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle, kulamadaas...