Xog Cusub Caruurta Shabaab laga soo furtay oo qaarkood Waalidkooda ay in mudda ah...

Kadib Markii Saacada kahor uu uuJowharfm baahiyay War Sheegaya in Shabaab Xaruun ay ku taba-baraan Caruur yar yar ay weerareen Ciidamada Dowladda ee sida...

Xaruun ay kooxda Al Shabaab ku taba-bari jireen Caruurta oo la weeraray

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la sheegaya in ay weerar ku qaadeen iskuul ururka Al-Shabaab uu ku tababari...

Daawo Waalidnimadu waa shaqo adag laakiin aad dooratay iyo Sheekh Saciid Cali Axmed

Waalidnmadu waa shaqo culus. Waa shaqo hadii lagu guulaysto liibaanteda aduun iyo aakhiroba lagu arkayo. Marka uu qofku waalid noqdo waa in uu mudnaata...

Taliye Gorod oo ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Taliye ku xiggeenkii Ciidanka Badda Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa Ehelada, Ummadda Soomaaliyeed iyo Taliska Ciidanka Xoogga uga tacsiyadeeyey Geerida ku timid Taliye...

MadaxweyneFarmaajo oo ku baaqay in la dhaqan geliyo mideynta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay bulshada deegannada Galmudug in ay kaalintooda ka qaataan dhaqan gelinta heshiiska mideynta Galmudug. Madaxweynaha...

War-saxaafadeed: Baarlamaanka Puntlanad oo soo saaray Go’aan Deg deg ah

kulan ay  isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka...

Xog Xasaasi ah Xildhibaan Cabdisataar oo la ogaaday in jagooyin ka beeshiisa uu beelo...

Xildhibaan Cabdisataar Sheikh Cabdi Salaam Sheekh Xasan barsane oo ah xildhibaanka Beesha Barsane ee Gaaljecel ay kuleedahay Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa la ogaaday in...

Madaxweynaha Oo Bogaadiyey Kaalinta Culimada Iyo Dhallinyarada Ee Howlaha Dib u Heshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada...

Waxgarad Ku Tilmaamay Shirka Mideynta Ahlusuna Iyo Galmudug Mid Kala Fogeynaya Bulshada Gobolada Dhexe

Iyada oo Maanta lagu wado in Magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug  lagu qabto munaasabad lagu dhameystirayo heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ayaa hadana...

Dhaq dhaqaaq Ciidan oo ka socda Deegaanka Buulo Gaduud.

Ciidamada xoogga dalka Somaliyeed iyo kuwa Maamulka Jubbaland oo is garabsanaya ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaq Ciidan ay ka wadaan Deegaanka Buula gaduud iyo...