Arrin Xanuun badan oo ku dhacday dad ka Somalida ah oo laga soo sheegayo...

65 ruux oo Somali ah ayaa lagu dilay deegaano ka mid ah Ismaamulka Somalida Oromada ee dalka Itoobiya sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid...

Maxey tahay arrinta uu Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ka dalbaday Culima’udiinka Somaliyeed?.

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed mar uu la hadlay war baahinta ayuu ka dalbaday culimadda Soomaliyeed, imaamyada masaajidyada iyo...

Ujeedada kadanbeysa in la soo daayo Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka bartamaha)

Mudo dhowr Sano ah oo u u xirnaa dowladda Itoobiya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in Wariye Maxamed Aweys Muudeey oo loo yaqaano Boqorka...

Dowladda Turkiga oo Mareykanka tustay in Somalia ay ka maarmi karto hadal uu kanaxo...

Dowladda Turkiga ayaa marka hore si weyn u Cambaareysay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Shalay lagu weeraray Dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye, halkaas oo...

Hadal u isugu jira Rag iska dhicin iyo Baaq oo dowladda Somalia ay hawada...

Warbixin uu daabacay WargeyskaThe Wall Street ayaa lagu sheegay in wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamed Ali Xagaa uu ka dalbaday Mareykanka in la kordhiyo...

Xogtii ugu danbeysay Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Mahadaay ee Gobalka Shabeelada dhaxe.

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaaden fariisin ciidamada dowladda ku leeyihiin Suuqa Xoolaha degmada Mahadaay...

Warar dhinaca Sirdoonka ah oo laga helay Qalbi dhagax iyo Shuruudo lagu xiray

Warar aan ka helnay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo sirdoonka Itoobiya gacanta ku dhigtay oo...

Arrin halis ah oo dhanka Gaashaandhigga Somalia oo taagan iyo hadal uu ka yiri...

Warbixin lagu qoray wakalada wararka ee  Reuters ayaa waxaa lau sheegay  in la musuq-maasuqay saadka looga tala galay ciidamada xooga ee dalka,islamarkaana  Ciidamada qaar...

Maxey tahay Sababta uu Taliyaha Ciidamada qalabka sida uu u tagay Magaalada Gaalkacyo Xog...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod oo saxaafada ku hadlay magaalada gaalakcyo ayaa waxaa uu sheegay in magaalada dhibaatooyin...

Wararkii ugu danbeeyay Ciidanka Puntland ee Buuraleyda kusugan oo la wareeray

Wariyaal ku sugan Magaalada Boosaaso  ayaa Xafiiska warqabadka Jowharfm u xaqiijiyay in Al Shabaabay weerareen Xero ciidan oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Puntlnd oo...