Deegaano ka tirsan hirshabelle oo ay ku soo badanayaan kooxaha Burcadda ah.

Warar ku soo dhacay Xafiiska Warqabadka ee Jowharfm ayaa Sheegaya in dabley hubeysan oo la rumeysan yahay in ay ka tirsan yihiin Ciidanka Hirshabelle...

Faa faahin ka soo baxeysa Gabadh Booliska kamid aheyd oo Muqdisho lagu dilay

Ridwaan Salaad waxa ay ka tirsaneyd Ciidamada Booliska Somalia ,waxaana xalay fiidkii ay kooxo hubeysan ay ku toogteen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia . Dad...

Ciidanka Dowladda Somalia oo si nabad ah kula wareegay Deegaano ka tirsan Gedo.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka qalabka sida ee Dowladda Somalia ee ku sugan Gobalka ayaa Sheegay in Ciidamada Dowladda ay si nabad ah kula wareegeen...

SAWIRRO: Q.M oo Shaacisay Tiradda dadka lagu dilay Somalia Sanadkaan

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya qeybiisa xuquuqul insaanka ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigay Wrabixin sanadeed looga hadlayay waxyeellada dadka loo geystay ee ka...

Madaxweyne ku xigeenka hirshabelle ,Sanatarad katirsan Barlamanka iyo ninkeeda uu Musuq Maasuq lagu helay.

Inta ay socdeen olalaha ku dhawaaqista Golaha Wasiirada ayaa waxaa dhacay musuq-maasuq xooggan oo loo adeegsaday lacag kaasha ah ,taas oo ku soo baxday...

Ciidanka Puntland oo kufsi ka geystay Degaanka Garacad.

Wararka ka imaanaya Degmada Jarriban ayaa sheegaya in Ciidan ka tirsan Puntland oo ku sugnaa Degaanka Garacad ay kufsi u geysteen Gabdho ku sugnaa...

Gaadiidley xiray saakay Wadada isku xirta Af gooye iyo Muqdisho,

Waxaa la soo warinayaa in ay xiran tahay Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye kadib markii Wadayaasha Gaadiidleyda ka shaqeysa wadadaas ay Banaan bax ka...

Askari katirsan Ciidanka dowladda oo toogtay wiil dhalinyara ah .

Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari katirsan Ciidanka dowladda Somalia uu wiil dhalinyara ah ku toogtay Degmada Dharkenley ee Gobalka Banaadir. Dilkan...

Askari ka tirsan hirshabelle oo dil u geystay qof Shacabka ah.

Dad goob joogayaal ah oo lahadlay warqabadka Jowharfm ayaa xaqiijiyay in Askari katirsan Ciidanka Maamulka hirshabelle uu dil u geystay qof shacabka ah oo...

Xog ogaal ka noqo Taariikh-da fog ee magaalada Barakeysan Qudus

waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus, Jerusalem,...